Duqeyn dad shacab ah iyo Xoolo badan lagu dilay oo ka dhacday Deegaanka Hosingow

Wararka ka imaanaya deegaanka Hoosingoow ee gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in xalay halkaasi ay ka dhacday duqeyn xoogan oo lagu dilay dad shacab ah oo xoolo dhaqato ahaa . Duqeynta ayaa ka dhacday banaanka Hoosingow waxaana ku dhintay labo nin oo xoolo dhaqato ahaa halka uu nin kalana ku dhaawacmay, waxaa sidoo kale duqeynta … Continue reading Duqeyn dad shacab ah iyo Xoolo badan lagu dilay oo ka dhacday Deegaanka Hosingow